fooldiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xanuun fooleed qabta dheddigoodka dhalaya marka ay soo sid dhoweeyaan. ld foolbeenaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
foolbeenaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld fooldiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0