foolt-beege

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Qalab lagu cabbiro xaddiga keyd faraqa ee u dhexeeya laba barood. F. waxaa mareegta loogu xidhaa barbarro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur