foormaliin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Milan ka kooban biyo iyo 40% oo “formaldehyde” ah loona isticmaalo jeermidile (sterilization) ama dhajiye (fixative) gaar ahaan qaybta cudur barashada (pathology) waxaana lagu dilaa “antharax spores”.