foororsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax la foorariyey ahaansho. 2. Wax madaxa loo hoos mariyey ahaansho. ld foorarsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foorarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld foororsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur