footoosintasis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Dariiqadda kiimikeed ee ay dhirta cagaarani ku samaystaan iskudhisyo orgaanikeed iyaga oo ka samaysanaya kaarboon laba ogsaydh, biyo iyo ilays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur