fooxaalliyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fooxaalli². ld fooxaallin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fooxaalliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geesinnimo been ah oo la muujiyo. 2. Cagajuglayn been ah oo la muujiyo.1. Geesinnimo been ah muujin. 2. Cagajuglayn been ah muujin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fooxaallinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld fooxaalliyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0