fowriirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld fowliil¹.ld fowliil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fowliilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Soo foocsanaan ama iin ku taal shay siman ama sulux ah. ld fowriir¹.Wax siman ama sulux ah ka soo foocsanaansho. ld fowriir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00