fulaaliso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. (dii.) Ducooyin la akhriyo ama cashar la qoro marka haweenay foolanaaysaa sahal u dhali weydo. ld falaaliso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falaaliso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fulaaliso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur