fullaacsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fullaacsan. ld fullaacsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fullaacsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la fullaaciyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fullaacsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fullaacsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur