fulul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Saxro (xayawaan ama dad) oo markaas la saxrooday. 2. ld fululid.
  2. Wax aasnaa sida xidid dibad u soo bixid.

fululid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fulul². ld fulul¹ (2).