furaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg furaadso. ld furaadsad, furaadsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

furaadso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Carruur furaad ku xambaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

furaadsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld furaadsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

furaadsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld furaadsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur