furdo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meel xeeb ku taal oo loogu talagalay in ay doonyaha, maraakiibta iwm ku xirtaan. 2. Meel loogu talagalay in alaabada ganacsiga oo dal imaanaysa ama ka baxaysa lagu canshuuro. ld furdad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

furdad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld furdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur