furtuur-folkaaneed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Soo dirqinta waxyaabo adke, dareere, ama neef ah, iyadoo folkaane uu ka soo saarayo dhulka gudihiisa una soo saarayo ilaa dhulka dushiisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur