furuqbiyoole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Nooc furuqa ka mid ah oo halkii ay nabarrada malaxi ka geli lahayd biyo ka galaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur