furuqdhaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld furuqdhoon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

furuqdhoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Godad yaryar oo furuqu jirka dadka ku reebo. ld furuqdhaw.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur