furuxsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg furuxsan. ld furuxsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
furuxsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax la kala furxiyey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
furuxsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld furuxsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00