furxin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg furxi. ld furxis.

furxi

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Laba xubnood oo is haaysta kala goyska ka kalabixin.

furxis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld furxin.