fushade

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Roob badan oo bartamaha guga da'a. 2. Xilli gu' bartankiis ah oo roob badani da'o.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur