fuullaandhaaf

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. F. ah: nin aad ugu xeel dheer fuulidda fardaha; fardadhaari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fardadhaari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin fardaha aad u yaqaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur