gaabbaguul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.
  2. Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur