gaabshow

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Gaabshow ah: nafley aayar u socota oo aan dheerayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur