gaaci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Qof dagaal ku jira ul iwm u taagid. 2. Dareera xoog meel ugu shubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur