gaadaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur