gaadaansanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gaadaansan. ld gaadaansanaansho.Lamidka: gaadaansan, gaadaansanaanshoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gaadaansanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gaadaansanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld gaadaansanaan.Lamidka: gaadaansanaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0