gaadaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Haan duug ah. 2. Weel yar oo daawada xoolaha lagu dhayo lagu shubo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur