gaadasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaado².

Lamidka: gaado

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaado

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Macnaha:

  1. Wax si gaar ah u qiimeyn.
  2. Asluub; dhaqan.
  3. Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur