gaaddabbuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaaddabbuur².

Lamidka: gaaddabbuur

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaaddabbuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Orod aan dheereyn. 2. Faalaxgooddi dad badan sameeyaan oo cid lagu guulguulayo.
  2. U g.: guulguul samayn (cid).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur