gaade

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato. 2. Xanuun sambabada wareema.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dooxato

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Koox burcad ah oo waxa ay arkaan dhaca ama dila.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur