gaafabbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaafabbixid.
  2. Reer u gaar ah yeelasho (wiil).

Lamidka: gaafabbixid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaafabbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaafabbax². ld gaafabbax¹.

Lamidka: gaafabbax

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur