gaaggaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.

Lamidka: gaagaxsan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaagaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld gaaggaxsan.

Lamidka: gaaggaxsan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur