gaallin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaalli.

Lamidka: gaalli

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaalli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax aayar u wadid. 2. Wax yarayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur