gaalow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Miro ka baxa geed abaareedka qaarkiis.
  2. Gaal noqosho.