gaanni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Yaxaas lab oo dilaa ah. 2. Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.
  2. G. ah: fardo xoog, cayil iyo adkaysi isku darsaday.

ishin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ishkin. 2. Ugaarta waaweyn, gaanni.