gaaraabbidhood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cayayaan yar, duula oo qaarka dambe ku leh maaddo iftiin bixisa habeenkii. ld gaaraabbidhaan.

gaaraabbidhaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaaraabbidhood.