gaarcadde

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garcadde.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garcadde

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bariid ama baasto aan sanuunad ama suugo lahayn oo caano ama iidaan kale lagu daray. ld gaarcadd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur