gaardiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaardi². ld gaardin, gaardis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaardi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socod habeysan oo tallaabada la isla helayo oo ciidammada u gaar ah.
  2. Socod habeysan oo tallabada la isla helayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaardin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gaardiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaardis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaardiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur