gaaroodin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaaroodi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaaroodi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.
  2. Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur