gaarsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaarsii. ld gaarsiis.

gaarsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Ammaano meel loo rabo geyn. 2. Cid meel geyn. 3. Wax, cid si habboon ugu qaybin.

gaarsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaarsiin.