gaashaamo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aantay, -aamatay)

Macnaha:

  1. Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur