gaashaanqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Qof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.