gaasirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaasir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaasir

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn.
  2. Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur