gaasirmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaasiran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaasiran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay, -rmi)

Macnaha:

  1. Wax gaasir ah noqosho.
  2. Wax gaasir ah ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur