gaastarig-cariye
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (c.nafl.)Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

