gaaxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaaxsan. ld gaaxsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaaxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld gaaxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur