gabaabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gabaabso. ld gabaabsad, gabaabsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabaabso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax sii dhammaanaya oo wax yar ka dambeeyaan noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabaabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gabaabsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabaabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gabaabsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur