gabaahiiroQaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine PredicateMacnaha:ld gabaaddiir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gabaaddiirQaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine PredicateMacnaha:1. Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn. 2. Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0