gabaaraggeddin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. gabaaraggeddi². ld gabaaraggeddi¹ (2).

gabaaraggeddi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan. 2. ld gabaaraggeddin.
  2. Wax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin.