gabaddanaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gabaddanaysan. ld gabaddanaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabaddanaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax dhaxan badani hayso ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gabaddanaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld gabaddan- aysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00