gabayre

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn. 2. Dhaxan badan. ld gabaayoox, gabayoox.

gabaayoox

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gabayre.

gabayoox

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gabaayoox.