gabbaatiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gabbaati².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabbaati

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya.
  2. Hanti yar, markaas gabar la guursanayo, ka bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur